FREE SHPPING ON ORDERS OVER $70

Haweeney 25-sano jir ah oo u dhalatay dalka Mali ayaa isbitaal kuyaala dalka Maroko mar qura ku

Halima Cisse oo 25 sano jir ah ayaa horey baaritaano loogu sameeyay lagu ogaaday in ay wado todobo caruur ah ,balse markii dambe dhashay sagaal caruur ah oo isugu jira shan gabdhood iyo afar wiil.

Dhaqaatiirta isbitaalka kuyaala dalka Maroko ayaana hooyadan qaab qaliin ah uga soo saaray caruurtan, waxaana dhaqaatiirta sheegeen in hooyada iyo caruurtaba xaaladooda ay fiican yihiin
Wasiirka caafimaadka ee Mali, Fanta Siby, ayaa warbaahinta u shegtay in dowlada gacan ka geesatay sidii hooyadan loola socon lahaa xaaladeeda caafimaad iyada iyo caruurteeda, waxa ayna xustay in hada xaaladooda ay u fiican yihiin.

Warbaahinta iyo baraha bulsjada ayeyna hadal heyn badan ka abuurtay hooyadan nasiibka badan ee mar qura dhashay sagaal caruur ah, waxa ayna dadka siyaabo kala duwan uga hadleen sheekada hooyadan caruurta badan mar qura dhashay.Haweeney 25-sano jir ah oo u dhalatay dalka Mali ayaa isbitaal kuyaala dalka Maroko mar qura ku

Leave a Reply

Shopping cart

0
image/svg+xml

No products in the cart.

Continue Shopping